Madaxweynihii Hore Ee Dalka Cuba Fidal Castro Oo Maanta La Aasayo
December 4, 2016 - Written by Berbera Today
Santiago(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Cuba Raul Castro ayaa horkacay xaflad ballaadhan oo magaalada Santiago loogu sameeyay tacsidii ugu dambeysay ee walaalkii Fidel Castro.
Tobannaan kun oo qof oo u dhalatay Cuba ayaa ka qeybgalay xafladda, sidoo kale waxaa xafladda goob joog u ahaa hogaamiyayaal caalamka ka socday.