Mareeyihii Hore Ee Wakaalada Biyaha Hargeysa Oo Si Dareen Leh Uga Hadley Xilka Qaadistii Xalay Uu Ku Sameeyey Madaxweyne Siilanyo
December 4, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Mareeyihii Hore Ee Wakaalada Biyaha Hargeysa Oo Si Dareen Leh Uga Hadley Xilka Qaadistii Xalay Uu Ku Sameeyey Madaxweyne Siilanyo
Mareeyaha oo qaraal kooban soo dhigay barta uu ku leeyahay shabakada Facebook ayaa waxaa uu tilmaamay in uu madaxweynaha Somaliland ku hanbalyeynaayo isaga oo markii hore xilkaas u magacabeey maanta gartey in uu xilkaas ka qaado waxaana uu yidhi