berberatoday.com
Prof: jaamac muuse jaamac oo goordhow la filayo inuu dayuurad uu la socdaa soo cagadhigato Garoonka Helsinki Airport
December 4, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Finland(Berberatoday.com)- Prof Jaamac muuse jaamac oo badhigyo la xidhiidha somali week vestival bishan ka waday wadamada uk iyo sweden ayaa waxaa uu isaga iyo groupkiisu ay soo  diga roganayaan caawa dhanka finland caasimada helsinki oo mudo dhawr cisho ah ay hawlaha bandhiga Afsomaliga iyo siminaaro ay wasaarada waxbarashada ay siin doonaan macalimiinta afsoomaliga ka dhiga iskuulada dalka finland .

Prof. jaamac muuse jaamac oo loo taagan yahay ilaa xiligan garoonka diyaaradaha helsinki airporta ayaa la sugayaa waxaana jaaliyada finland soo dhaweyn ku qaabili doonaan iyagoo reyreyn iyo gacmo furan ku soo dhaweynaya.

jaaliyada-finland

wixii warara ee ka soo kordha kala soco

berberatoday.com

Finland

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews