Shacabka Taliyaaniga Oo U Codeynaaya Isbedel , Ra’iisul Wasaaraha Oo Ku Hanjabey In Uu Is Casilaayo
December 4, 2016 - Written by Berbera Today
Milan(Berberatoday.com)-Shacabka Taliyaaniga waxay u codeynayaan afti loo qaadayo is bedel lagu sameeyo dastuurka

Waxaa aftidaasi in la qabto ku baaqay ra’iisul wasaaraha Taliyaaniga, Matteo Renzi.