berberatoday.com
Xeer ilaaliyaha Puntland Oo Sheegay Wasiiro Ka Tirsan Maamulkaasi Inay Baadhis Ku Socoto
December 4, 2016 - Written by Berbera Today

Garowe(Berberatoday.com)-Xeer Ilaaliyaha Puntland Maxamuud Xasan Cusmaan oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in baadhitaano ay ku wadaan Masuuliyiin si sharci daro ah Xabsiyada ugu sii daayay Maxaabiis fara badan kuwaasi oo qaarkood ay Maxkamad Xukuntay.a6e4536e11da3e0d924e

Waxa uu sheegay in ay socdaan ayna jiraan Masuuliyiin sharci daro sameeyay sida uu sheegay.

Waxa uu sidoo kale sheegay in Xeer ilaaliyaha Gobol walba lagula Xisaabtamaya arrinta Masuuliyiintaasi ay sameeyeen.

Waxa uu sheegay in baaritaanka ay hada hayaan ay rajeynayaan in ay soo gabagabeeyaan go’aana ka soo saaraan sida uu sheegay.

“Waan maqalnay in mas’uuliyiin Puntland ah ay maxaabiis si sharci darro ah kusii daayeen, haddii ay cabasho ka yihiin xukunka la ridey waxay ahayd iney racfaan ka qaataan, balse baaritaan baa socda waana la isla xisaabtami doonaa” ayuu yiri Xeer Ilaaliyaha.

Qaar ka mid ah Masuuliyiinta Puntland ayaa horay loogu eedeeyay iney Xabsiyada ka sii daayaan dadka Maxaabiista ah oo ay isku beelka yihiin kuwaasi oo qaarkood la sheegay in Maxkamada ay Xukuntay.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews