Garoonka Diyaaradaha Burco Oo Loo Ogolaaday Caws Ka Baxay Inay Daaqaan Hadhaaga Xoolihii Abaartu Bariga Ku Saamaysay Iyo Masuuliyiin Ka Hadlay
December 5, 2016 - Written by Berbera Today
Burco(Berberatoday.com)-Madaarka Magaaladda Burco oo loo Furay inay Daaqaan Xoolaha Abaaruhu saameeyeen iyo Geedaha ku yaala oo Maanta Xoolaha Abaarta laga soo Tukubiyey Deeqeen+ guddida Abaaraha oo ka Hadlay…
Berberatoday.com