berberatoday.com
Gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro Oo Wiil Reer Hargeysa Ah U Magacaabay Inuu Noqdo Chief Of Staff
December 5, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Murashaxa madaxweyne ee xisbiga Waddani Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa aqonyahan Baashe Yuusuf Axmed, u magacaabay inuu noqdo Chief of staff-ka murashaxa madaxweyne ee xisbigaas.

 

Md. Cirro, ayaa qoraal uu xalay soo saaray wuxuu ku sheegay in Baashe Yuusuf Axmed uu noqon doono

Madaxa hawl wadeenada ee musharaxa xisbiga Waddani oo ah Chief of staff.

Baashe, ayaa ka soo jeeda caasimada Hargeysa ee gobalka Maroodi-jeex, waxaanu ka mid yahay dhallinyarada reer Hargeysa ee aqoonyahanka ah, waxaanu agaasimaha guud ee wasaaradda arrimaha bulshada iyo shaqada noqday xukuumadii u horaysay ee uu Madaxweyne Siilaanyo dhisay, isagoo xilkaas iska casilay ka dibna waxbarasho u tagay jaamacad Ingiriiska ku taala.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews