berberatoday.com
Wardegdeg Ah”Xussen Maxamed Bisad Oo Xanuun Culus Ugalay Dhakhtar Iyo Xaaladiisa Caafimaad
December 5, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Ilahay Caafimaad Sareecan ah-ha Siiyee, Waxa Cisbitaal ku Yaala London Xaalad Caafimaad Loo Dhigay Ninka labaad ee Aduunka Ugu dheer Xuseen Bisad oo Dhalasho ahaan kasoo jeeda S/land…

 
London(Berberatoday.com)- llahay Caafimaad sareecan ah-ha siiyee, waxa lagu soo waramayaa inuu dhakhtar ku yaala dalka Ingiriiska gaar ahaana Magaalada London uu Xaalad Caafimaad darro u yaalo Ninka Labaad ee aduunka ugu dheer Xuseen Bisad, kaasoo dhalasho ahaan kasoo jeeda Dalka Jamhuuriyadda Somaliland.
Xuseen Bisad ayaan wararku sheegin Xanuunka haleelay, balse waxa Barraha bulshada ee Facebook lagu faafiyey Sawirada Xuseen Bisad oo yaala dhakhtarka.
Ilahay Caafimaad sareecan ah oo degdeg ah ha siiyee, Dhererka xuseen ayaa waqti muddo kasoo wareegtay lagu sheegay inuu yahay,  7ft 9in (2.40792 mitir), taas oo uu inyar ka dheeryahay ninka hadda dhererka aduunka haysta oo dhalasho ahaan ka soo jeedaTunisia kasoo lagu magcaabo Radhouane Charbib, dhererkiisuna uu yahay 7ft 8in.
Rabbi Caafimaadka Isagga hayee ha siiyo Xuseen Bisad iyo umadda Islaamka ee Xanuunsanaysaa

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews