berberatoday.com
Xildhibaan Ganacsatada ugu baaqay Inay Shacabka u Naxariistaan
December 6, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Maxamed Saalax oo ka mida mudanayaasha aqalka golaha wakiilada Somaliland ayaa ganacsatada ugu baaqay inay u naxariistaan shacabkooda islamarkaana ay hoos u ridaan qiimada Maciishada ee kor u kacay.

Xildhibaan waxaa uu sheegay in badi shacabkii Somaliland ay saameysay Qiimaha maciishada ee kor u kacday islamarkaana loo baahanyahay in la xakameeyo qiimada korodhka Ascaarta iyo safarka.

“Goboladii maanta cidkasta way kasoo qaylinaysaa, oo qofkii 800 oo laan ah mushaharkiisa ku qaadanayay lacagtiisu waxba uma aha”ayuu yidhi Xildhibaan Maxamed Saalax oo shalay warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa.

Xildhibaanku waxaa uu baanka dhexe ee Somaliland usoo jeediyay inay xakameeyaan korodhka lacagta doolarka ee sababtay in maciishada kor u kacdo.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews