berberatoday.com
Akhriso Magacyada Lix Xubnood Oo Ka Soo Jeeda Somaliland Oo Ka Mid Noqday Aqalka Hoose Ee Barlamaanka Xamar
December 7, 2016 - Written by Berbera Today

Muqdisho(Berberatoday.com)-Lix xubnood oo dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland, balse aaminsan mabda’a federaalka ayaa ka mid noqday shalay aqalka hoose ee baarlamaanka Somaliya, iyagoo ku guulaystay kuraasiga ay dawladda Somaliya u qoondaysay Somaliland.
Lixdan xubnood oo ay ku jiraan raysalwasaare-xigeenka wakhtigan ee dawladda Somaliya Maxamed Cumar Carte, ayaa ku soo baxay doorasho ay dad codeeyeen oo shalay ka dhacday Magaalada Muqdisho.xubnaha somliya ee gobolada waqooyi

Maxamed Cumar Carte ayaa ku soo baxay Kursiga Koowaad ee xubnaha ay dawladda Somaliya u qoondaysay Somaliland.

Cabdiraxmaan Ducaale Bayle oo isna mar noqday wasiirka khaarajiga ee Somaliya ayaa ku guuleystay Kursiga 2-aad ee Somaliland loo qoondeeyay.

Sidoo kale Yurub Axmed Raabi ayaa iyaduna ku guulaysatay kursiga saddexaad ee Somaliland.

Caasha Maxamuud Cumar (Koos), Maxamed Ibraahim Cabdi iyo Axmed Dhimbil Rooble (Casoowe) ayaa ku guulaystay kuraasida kale.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews