berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Xubno Kamida Garabkii Jamaal Cali Xuseen Ee Xisbiga Ucid Oo Ku Biiray Xisbiga Waddani Iyo Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Oo Qaadacay
December 7, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Garabkii Jamaal Cali Xussen ee wada hadalada kula jiray xisbiga Kulmiye Iyo Waddani ayaa waxaa ay maanta ku dhawaqeen xisbiga ay ku biiri doonan .

Gudidii u qaabilsanaa wada hadalka garabkan oo maanta warbaahinta kula hadley magaalada Hargeysa waxaa ay shaaciyeen in ay si rasmi ah ugu bireen xisbiga mucaaridka ah ee Waddani isla markaana ay u arkeen in ay halkaas ku jirto bad baadada dalku

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka warkan

https://youtu.be/yFPnd7FbsxY?t=224

Halkan Hoose Ka Akhriso Fariin Uu taageerayaashiisa usoo diraya aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Kuna beeniyay In garabkiisii Ku Biiray Xisbiga Waddani waxaanu Yidhi

“Waxaan ku war gelinayaa dhamaan taageerayaasha, bulsho weynta Somaliland in shirkii jaraa’id ee maanta la sameeyey ee la yidhi Garabkii Jamaal Cali Xuseen ayaa meel ku biiray aanu matelaynin maqifkayga, iyo garabka aan hogaaminaayo. Guddiddi aanu u igmanay wadahadaladda in ay kala jabeen; oo ay jiraan masuuliyiin ka mid ah iyo madax kale oo doonay in ay meel ku biiraan runtii may ahayn in saxaafadda ka sheegaan arrin aan laysla ogeyn. Dadku waa kala fikrad, xorna way u yihiin, dadkii aanu soo wada shaqaynayna xaq bay u leeyihiin in ay ku biiraan meesha ay rabaan. Maadaama ay gudiddii wadahadaladu ay kala jabeen, waa inaan anigu go’aan qaataa. Haddaba aniga Jamaal ahaan halka aan u hogaaminaayo taageerayaashayeena waxaan soo sheegi doonaa ayaamahan soo socda inshallah. Laakiin way jiri karaan shakhsiyaad garabkayagii ka mid ah oo sugi kari waayey oo iyagu jeclaystay in ay meel ku biiraan sida dhacday maanta. HADDABA ILAA IMIKA MEEL AANU KU BIIRNAY MA JIRTO GARAB AHAAN. Inshallah waa inoo iyo ayaamaha soo socda.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews