Dawlada Jabuuti Oo Xidhiidhka U Jartay Mid Ka Mid Ah Dalalka Caalamka Ugu Quwada Weyn
December 7, 2016 - Written by Berbera Today
Jabuuti(Berberatoday.com)-Xukuumada dalka Jabuuti ayaa waxaa ay shaacisay in ay xidhiidhkii u jartey mid ka mid ah dalalka caalama ugu quwada Weyn

Dawladan ay xukuumada Jabuuti ay xidhiidhka u jartey ayaa waxaa ay tahay Dawlada Iiran taas oo loolan adag oo ku saleysan quwada wadamada khaliijku uu ka dhaxeeyo Dalka Sucuudiga .
Waxaana ay talaabadani u muuqataa mid ay dawlada jabuuti kula safatey dawlada Sucuudiga oo Xukuumada Iiran uu loolan xoogani ka dhaxeeyo