berberatoday.com
Kooxo Dhalasho Ahaan Kasoo Jeeda Somaliland Oo Ushaqo Tagay Dawlada Xamar Oo 6 Kamida Ahi Ku Darsadeen Buuxinta Shaqooyin Banaanaa
December 7, 2016 - Written by Berbera Today

Muqdisho(Berberatoday.com)-Xildhibaanada aqalka Hoose ee Somaliya oo maanta ka dhacday Magaalada Muqdisho gaar ahaan xildhibaanadii matalaayey Somaliland ee halkaasi tagay ayaa waxa maanta la doortey 6 xildhibaan kuwaasi oo ka soo kala jeeda beelaha kala duwan ee Somaliland dega.

Waxaanay xildhibaanada maanta la doortey oo lix xubnood ahi ay  kala yihiin.

  • 1-Maxamed Cumar Carte…………………….Isaaq-Sacad Muuse
  • 2-C/raxmaan Ducaale Bayle/…………………Gadabursi-Max’ed case.
  • 3-Caasho Maxamuud Cumar (Koos)………. Gadabursi-Max’ed case.
  • 4-Yurub Axmed Raabi/……………………….Isaaq-Arab
  • 5-Maxamed Ibraahim Cabdi………………….Isaaq-Sacad Muuse
  • 6-Axmed Dhimbil Rooble (Casoowe)………..Gadabursi-Max’ed case.

Doorashada ayaa sii socon doonta ilaa maalinta bari ah sida qorshuhu yahay inta laga dhamays tiraayo 45 ta xubnood ee laga siiyey beelaha kala duwan ee ka soo jeeda Somaliland aqalka hoose ee barlamaanka Somaliya,

iyada oo dhanka kale ay hadhsan tahay Doorashadii Xildhibaanada aqalka Sare oo tiradoodu ka kooban tahay 11 xubnood oo la isku siiyey beelaha Dir Waqoooyi.

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews