Suldaan Ka Tirsan Madax Dhaqameedka Somaliland Oo Dhaliilay Isku Shaandheyntii Madaxweyne Siilanyo Sameeyey , Beeshiisana Ugu Baaqey Shir
December 7, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Suldaan Aadan Faraax Cumar oo ka mid ah madax dhaqameedka Somaliland isla markaana ka soo jeeda beelaha koonfurta magaalada Hargeysa ayaa waxaa uu si weyn u dhaliilay isku shaandheyntii uu dhawaan sameeyey madaxweyne Siilanyo isaga oo ku sifeeyey in ay aheyd mid olale looga dan leeyahay

Suldaanka ayaa waxaa uu beesha suldaanka u yahay ugu baaqay shir ay kaga tashan doonan aayahooda .