berberatoday.com
Wiil 14 Sano Jir Soomaali Ah Iyo Haweeney Lagu Diley Dalka Norway
December 7, 2016 - Written by Berbera Today

Kristiansand(Berberatoday.com)-Dilka ayaa ka dhacay magaalada Kristiansand ee Koonfurta dalka Norway, Wiilka iyo haweeneyda oo u dhalatey dalka Norway ayaa dhaawac ahaan lagu geeyey Isbitaalka, halkaas oo ay ku nafbaxeen.

Maalintii shalay ee Isniinta ayaa nin mindi ku hubeysan ku diley meel iskool ah wiil yar iyo haweeney macalimad ka ahayd Iskool

Booliska magaalada Kristiansand ayaa maanta shaaca ka qaadey muuqaalka labada qof. Wiilka ayaa ah 14 sa no jir asalkiisu Soomaali yahay, halka haweeyenda la diley ay ahayd 48 jir u dhalatey dalka Norway oo macalimad ka ahayd iskool gaar loo lee yahay oo lagu magacaabo Wilds Minne, oo ku dhawaa goobta dilku ka dhacay

Wiilka ayaa lagu magacaabaa Yacquub Cabdullaahi Xasan, waxaana uu dhiaganaayey fasalka 9aad iskoolka lagu magacaabo Fiskå, sida ay qortey warbaahinta dalka Norway, waxaa uu la noolaa Hooyadiis iyo Walaaliihiis waxaana ay Norway timid Hooyadiis 1997.

Lama oga sababta dilkooda isu keentey maadaama labada qof ee isku goobta lagu diley aysan lahayn wax xidhiidh ah.

Qofkii dilka geystey ayaa weli lugtiisu furantahay oo aan la qaban, booliska ayaa wada baadhitaan aad u weyn.wiil-iyo-gabadhj

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews