berberatoday.com
Daawo, Sawiro Somaali Week Finland oo maanta furmey iyo jaamacada helsinki oo lagu qabtey
December 8, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Hogaanka Somali week prof, jaamac muuse jaamac iyo koox aqoonyahan iyo waxgarad ah oo uu hogaaminay oayaa maalmihii udanbeeya joogey wadanka finland gaar ahaan caasimada helsinki

Bandhigan soomaali week finland ayaa lagu soo soo bandhigey maanta hoolkamida hoolasha helsinki university ,

Ugu horey waxaa badhigan ayaa ku soo beegmay xili jaamacada helsinki qeybta luuqaduhu ay ku dartey luuqadaha la dhigi doono luuqada soomaliga .

waxaa halkaaasi luuqada soomaliga balbalaadhiyey aqoonyahano ruush iyo talyaani ah soo cadeeyay inay tahay luuqad ay ku duugan yihiin cilmi faro badan iyo suugaan macno weyn xambaarsan,

Dhanka kale prof , jaamac muuse jaamac iyo Abwaan Siciid saalax ayaa balbalaadhiyey macnaha iyo muga ay leedahay luuqadu…

Bandhigu Sadexd cisho ayuu socon doonaa oo kala ah khaamiis , jimce iyo sabtida oo lagu soo gabagabey doono magaalada helsinki .

 

Wararka kala soco berberatoday.com

 

jaamac-muuse somavestival somvestival

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews