berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Madaxweynaha Ku Xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Seylici Oo Dalka Dib Ugu Soo Noqday Ka Dib Xaalada Caafimaad Oo Uu Dalka Kaga Maqnaa Kana Waramay Xaaladiisa
December 8, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxaa saaka aroor nimadii hore lagu soo dhaweeyey madaarka diyaaradaha

ee Hargeysa Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaciil Saylici oo xaalad caafimaad ugu maqnaa dalka imaraadka kadib markii uu dhawaac ka soo gaadhey lugta .1

Madaxweyne ku xigeenka oo in muddo ah halkaasi ku maqanaa ayaa waxaa madaarka Hargeysa kaga hor tagay isla markaana ku soo dhaweeyey wasiiro , xildhibaano , agaasimayaal iyo masuulyiin kale kuwaas oo madaxweynaha alleh uga baryey in uu caafimaadka u sii siyaadiyo .

 

Dhinca kale waxaa xusid muddan in masuulyiintan saaka madaarka Hargeysa ku soo dhaweysay madaxweyne ku xigeenka aanu ka mid aheyn isla markaana ka maquurtey Musharaxa madaxweyne ee xisbiga Kulmiye Muj.Muuse Biixi oo uu madaxweyne ku xigeenku u yahay musharax madaxweyne ku xigeen

 

Arintan ayaa waxaa ay ku soo beegmaysaa iyada oo ay saxaafadu hore u qoreysay in aanu Muj . Muuse Biixi madaxweyne ku xigeenka ku booqan aqalkiisa intii uu jiifay oo ay ku booqdeen madaxweyne Siilanyo iyo musharaxa Cabdiraxmaan Ciro .

 

Sidoo kale waxaa iyaduna xusid muddan in sarakiil ka mid ah xisbiga Kulmiye ay beeniyeen in aanu Muuse Biixi aqalkiisa ku booqan madaxweyne ku xigeenka balse arintan ayaa waxaa ay tahay mid qof kastaa kala soo dhex baxi karo sida ay xaqiiqadu tahay .23

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews