berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Murashax Jamaal Oo Hogo-tusaaleeyey Dagaalka Siyaasadda, Soona Qaatay Colaadii Saleebaan Gaal, Silaanyo, Gaboose Iyo Cirro Iyo Isaga Oo Sheegay Inaanay Waxba Ku Jabnayn Hadii Uu Xisbiga Kulmiye Ku Biiro
December 8, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Murashax Madaxweyne Jamaal Cali Xuseen ayaa qabtay shir jaraaid, waxanu sheegayna inuu Duco ka daba diraayo Siyaasiyiintii garabkiisa ee shalay waddani galay.
Waxa kaloo uu sheegay inay dib wada tashi danbe isku imanayaan garabkiisu, kaddibna go’aan ka gaadhi doonaan meesha lagu biiraayo.
Dhinaca kale, waxa uu sheegay inay fashilmeen guddidii u diray inay lasoo xaajoodan xisbiyada waddani iyo Kulmiye, kana doorbiday inay raacdaan danahooda siyaasadeed.
Geesta kale, Musharrax Jamaal Cali Xuseen oo Saxaafaddu waydiisay su’aal ahayd inuu ku biiri doono Xisbiga Kulmiye ayaa ku jawaabay, inaanay siyaasadu lahayn Colaad sii waarta, waxanu tusaale usoo qaatay rag siyaasiyiin ah oo colaad kaddib isku dhinac noqday.
Ragaas ayuu Musharraxu qaarkood magacooda shaaciyey, waxana kamid ah, Raggaas Saleebaan Gaal iyo Siilaanyo oo muddo dheer Fiintu dhex miranaysay, sidoo kale, waxa kamid ahaa Raggii uu carab dhabay Musharrax Jamaal, Dr. Gaboose iyo Gudoomiye Cirro. Kuwasoo hadda isku biiray xisbina wada ah. 
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warbixintan
 
 
 
 
 
 
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews