berberatoday.com
War DegDeg Ah”Baabuur Xaamul Ah Oo Ku Dhacay Buurta Sheekh,Hakiyeyna Isu Socadka Gadiidka Dadweynaha Iyo Gudoomiye Kuxigeenka Xisbiga Kulmiye Maxamed Kaahin Oo Kamida Dadka Ku Xaniban
December 8, 2016 - Written by Berbera Today

Sheekh(Berberatoday.com)-Baabuur noociisu uu Yahay Isjiid Oo ah kuwa Xamuulka qaada ayaa gooyey Buurta Sheekh islamarkaasina hakiyey isu socodka gadiidka iyo Dadweynaha u kale Gooshaya Gobolada Dalka.

Buurta Sheekhsheekh

Baabuurkan Oo Ku Ciirey gudaha Buurta Sheekh ayaa Jarey labaddii Haad Ee Baabuurtu Isticmaaleysay ilaa haddana Lamo Hayo wax Gurmad ah Oo jidkasi Xaniban u fura Dadweynaha Isticmaalaya,

maxamed kaahin

Gudoomiye ku Xigeenka Xisbiga Kulmiye MUJAAHID Maxamed Kaahin ayaa kamida Dadweynah ku Xaniban Jidkaasi u Dhaxeeya Burco iyo Hargeysa,

Masuuliyiinta Degmada Sheekh Ee Gobolka Saaxil Ayaa iyagu ku Hawlan Sidii Baabuurkaasi Xanibey Jidkaasi ay uga Saari lahayeen
Waxaana xoggo ka ag dhaw Maamulka Degmadaasi ay ii Xaqiijiyeen in a wood ahaan Aaney buuxin kareynin bixinta kharashka wiish kasaara gaadhigaasi jidkaasi uu Xanibey, waxaana xoguhu intaasi ay ku darayaan Iney Burco ka Dalbadeen Wiish Awoodiisu sareyso Oo Jidkaasi u fura Dadweynaha Isticmaalaya

Wixii Warar ah ee kasoo kordha la Soco

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews