berberatoday.com
Deg Deg Ah”Somaliland Oo Ka Jawaabtay Talaabadii Sucuudigu Ku Hakiyay Xoolihii Soomaalida Ee Loo Dhoofin Jiray
December 10, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumada Somaliland ayaa waxaa ay markii ugu horeysay ka hadashey dalka sucuudiga Oo xoolihii loo dhoofin jiray hakad galiyey .

Cukuse
Wasiirka wasaarada xanaanada xoolaha Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse oo maanta warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa waxaa uu sheegay in warkaasi yahay mid aad looga xumaado isla markaana ay arintan oo kale ay hor u dhacdey laba jeer
Mud Cabdillaahi Cukuse waxaa uu sheegay in xanuunada dalka Sucuudigu sheegay in ay ka heleen xoolaha Somalida ay xukuumada Somaliland cadeynayso in aanay xoolaha ka dhoofaa qabin wax xanuun ah.
Si Kastaba Ha Ahaatee Wasaarada Deegaanka,Beeraha Iyo Biyaha Ee Dalka Sucuudiga Ayaa Si Ku Meelgaadh Ah U Hakisay Xoolihii Soomaalida Ee Loo Dhoofin Jiray Dalkooda Iyagoo Ku Sababeeyay Xaalado Caafimaad.
Sida La Ogyahay Lafdhabarta Dhaqaaalaha Ee Badiba Soomaalida Ayaa Ah Xoolaha Iyadoo Talaabadani Hadii Ay Sii Socoto Saamayn Ku Yeelan Doonta Isla Markaana Dhaawici Karta Xaaladaha Dhaqaale.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews