berberatoday.com
Wasiir Xareeyay Gaadhi Baahi Loo Qabay Oo Degaakiisa Xisbiga Wadani Ugu Deeqay
December 10, 2016 - Written by Berbera Today
surf3 Caynaba(Berberatoday.com)-Wasiiru Dawlaha wasaarada waxbarashada Maxamed X Aadan Cilmi ayaa Maamulkii Degmada Ceelal ee Gobolka Saraar ku amray in la xareeyo Gaadhi Sarf ah oo uu Xisbiga Wadani ugu deeqay Saldhiga Degmada Ceelal oo ay baahi wayni ka jirto isla markaana aan lahayn wax gaadiid ah oo degamadaasi loogu adeego,waxaanu wasiirku amray in gaadhigaas aanay kaxaysan Booliska iyo masuuliyiinta Degmadaasi isla markaana uu talaabo ka qaadi doono cidii gaadhisaasi taabata,waxaanay dhacdadani sababtay gaadhigii lagu xereeyo Xarunta ururka Dahlinyarada SOYVO ku leedahay Magaalada Burco, Sideed Bilood ayaanu ka baryaynay in gaadhi loo keeno Degmada markii aanu waxba ka waynay,oo kii degmada ayaanu bixin oo maayarkii ayaa lugaynaya,Saldhiga dadkaa dhistay oo niman dhuxulaysato ah ayaa haysta degaanka oo maasha baahi wayn baa ka jirta,,Sidaasi waxa yidhi mid ka mid ah aqaoonyahanka Degaanka Ceelal. Dhawaan ayay ahayd markii Gaadhigan SARF ta ah uu Xisbiga wadani ugu deeqay Degmada Ceelal ka dib markii Waxgaradka degaankaasi ka codsadeen in laga daboolo baahida uu Booliska degmadaasi u qabo gaadiid ay kaga hor tagaan Dhuxulaysato Fara ba,an ku haya Degaankaasi
 
 surf
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews