Daawo Muuqalka”Garabkii Axmed Muumin Seed Iyo Xisbiga Kulmiye Oo Uu Maanta Wadahadal Rasmi Ahi U Furmey
December 11, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxaa maanta magaalada Hargeysa uu wadahadal rasmi ah uga furmay garabkii uu hogaaminaayey Axmed Muumin seed iyo xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye .

Wada hadalkan oo ka furmey hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa ayaa waxaa ka war bixiyey xoghayaha guud ee xisbiga Kulmiye Xassan Siciid iyo Maxamed Abiib oo isna u hadaley garabka Axmed Muumin Seed .
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan