berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Munaasibad Lagu Maamuusayo Dhalashada Nabiga (NNKH) Oo Hargeysa Si Balaadhan Looga Xusay + Masuuliyiin Sar Sare Iyo Culimo Awdiin Caan Ah Oo Ka Qayb-Galay+(Sawiro)
December 11, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Munaasibad Balaadhan Oo Si Heer Sare Ah Loo Soo Agaasimay Isla Markaana Lagu Waynaynayay Laguna Xusayay Dhalashada Nabigeenii Suubanaa Ee Muxammed (NNKH) Ayaa Lagu Qabtay Hotelka Maansoor Ee Magaalada Hargeysa .

Waxaana Soo Qaban Qaabiyay Jimciyatul Axbaab.17
Munaasibadan Oo Ahayd Mid Bilan Isla Markaana Ay Goobta Soo Buux Dhaafiyen Culimo Awdiin, Dhalinyaro Siyaasiyiin Iyo Madax Kale Ayaa Waxa Kasoo Qayb Galay Madaxwayne Ku Xigeenkii Hore Ee Somaliland,Xildhibaan Axmed Yaasin Sh Cali Ayaane Oo Ka Tirsan Golaha Wakiilada,Culimo Waawayn Oo Caan Ka Ah Guud Ahaan Somaliland Iyo Ardey Kala Duwan.
Intii Ay Munaasibadu Socotay Waxa Goobta Laga Jeediyay Qudbado Qiimo Badan Oo Ka Turjumaya Waynaynta Nabigeenii Suubanaa Ee Muxamed (NNKH) Iyo Fadliga Laga Helayo Muumuuska Iyo Sharfida Rasuulkii Uu Ilaahay (Swt) Usoo Diray Soona Gaadhsiiyay Diinta Suuban Ee Lagu Kasbanayo Naxariista Iyo Raali Ahaanshaha Ilaahay (Swt)
Waxaa Sidoo Kale Halkaas Laga Jeediyay Qasiidooyin Lagu Amaanayo Rasuulkiinii Muxamed (NNKH) Waxaanay Ahaayeen Kuwo Saamayn Ku Yeeshay Quluubta Dadkii Madashan Ku Sugnaa Oo Tiradoodu Aad U Badnayd.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warbixintan

 

 

 

Halkan Hoose Ka Daawo Sawirada

222120191817161514131491011

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews