berberatoday.com
Qarax Xoogan Oo Saaka Ka Dhacay Afaafka Hore Ee Dekada Magaalada Moqdisho Iyo Khasaaraha Ka Dhashey+Sawiro
December 11, 2016 - Written by Berbera Today

Moqdisho(Berberatoday.com)-Ugu yaraan 10-ruux, ayaa ku dhintay intaa ka badana way ku dhaawacmeen Qarax

ismiidaamin ah oo saaka aroortii hore lagu Weeraray Xarunta Laanta Canshuuraha Berriga oo ku taalla agagaarka Dekedda weyn ee Muqdisho.

Qaraxan ayaa dhacay xilli uu billowday ganacsiga, sidoo kalena shaqaalaha Dekedda Muqdisho ay isku diyaarinayeen shaqo, inkastoo aysan jirin weli cid sheegay inay mas’uul ka tahay weerarkaan.

 Siidoo kale, Qaraxan oo loo adeegsaday Baabuur Qaraxyo laga soo buuxiyay ayaa kusoo beegmaya iyadoo shalay ay ciidamada nabad-sugida Somalia ku sheegeen warbixin ay soo saareen inay fashiliyeen Qarax la doonayay in lsoo geliyo Muqdisho.

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews