berberatoday.com
Ururka Aqoonyahanka Iyo Dhalinyarada Ciise Muuse Ee (MUWAAFAQO) Oo Taageero Mug Iyo Miisaan Leh La Garab Galay Shirka Baxarasaafk Ee Beesha Ciise Muuse
December 11, 2016 - Written by Berbera Today

Ururka aqoonyahanka iyo dhalinyarada ciise muuse ( MUWAAFAQO ),
UJEEDO TAAGEERO DHAWAAQII SULDAANKA BEESHA CIISE MUUSE SULDAAN CALI SALEEBAAN,
Mudanayaal iyo marwooyin sida aynu ka war qabno waxa qaban qaabadiisu socotay qabashada shirwaynihii guud ee beesha ciise muuse runtii isagoo meel wanaagsan maraya ayey xaalad abaareed oo darani dalka ka dhacday welina taagan tahay sidaas darteed ayaa la isla Gartay inta abaarta laga baxayo in shirkaa Dib loo dhigo hadaba waxa nasiib daro in musharaxa xisbiga kulmiye muuse biixi Cabdi si qaawan oo fool xumo ah u dhex galay arimihii beesha u khaaska ahaa isagoon beeshana ka dhalan isagoo ku dhawaaqay in Gabi ahaanba la joojiyey shirwaynihii beesha ciise muuse ee baxarasaafka sidaas darteed hadaanu nahay dhalinyarada aqoonyahanka beesha ciise muuse ee gobolada togdheer,  Maroodi jeed iyo saaxil  waxaanu halkan ka cadaynaynaa inaanu u aragno gaf iyo karaamo dil uu ula badheedhay beesha ciisw muuse musharaxa xisbiga kulmiye muuse biixi Cabdi anagu muuse hayb guud mooyee isku beel ma nihin sabab uu noosoo faro geliyaana ma taalo muuse Musharax baanu ku ogayn ee suldaan ciise muuse iyo nasabiyada ciise muuse goorta uu qaatay garan mayno waxaanu si buuxda u taageersanahay jawaabtii uu ka bixiyey suldaan cali saleebaan Hadalkii muuse biixi, waxaanu qurbe joogta haweenka aqoonyahanka dhalinyarada salaadiinta ganacsatadaba ogaysiinaynaa im marka abaartu inaga baxdo shirkaa la qabanayo,
 
Hogaanka guud ee ( MUWAAFAQO)
Guul alle ayaa leh gobanimona dadkaa mudan,

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews