berberatoday.com
Waftii Uu Balaadhan Oo U Hogaaminaayo Xirsi Cali Xaaji Xassan Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Oo Maanta Dalka Ka Dhoofay Iyo Ujeedada Socdaalkood”Daawo Muuqal
December 12, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wafti balaadahan oo uu hogaaminaayo Xirsi cali Xaaji Xassan hogaamiyaha xisbiga Waddani ayaa waxaa ay saaka ka anba baxaeen madaarka diyaaradaha ee Magaalada Hargeysa .

Waftigan ayaa waxaa ay ku sii jeedan magaalada Nairobe ee caasimada dalka Kenya halkaasi oo ay kaga sii horeeyan masuulyiin kale oo ka tirsan xisbiga Waddani isla markaana uu ugu horeeyo Musharax madaxweyne ee xisbigaasi Cabdiraxmaan Ciro

 Masuulyiinta safarkan u baxdey waxa ka mid ah .
1.Hogaamiyaha xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xassan

2.Musharaxa Madaxweyne ku xigeen ee xisbigaasi Amp. Maxamed Cali Cabdi

3.Prof Ismaciil Hurre Buubaa

4.Siyaasi Cabdirisaaq Khaliif Axmed .

5.Xoghayha Arimaha dibada Maxamed Cismaan Fadal

6.Muniir Axmed Cigaal

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 
 
 
 

 
 
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews