berberatoday.com
Qaahira:Kiiniisad Ay Ku Tukanayeen Dad Kiristaan Ah Oo La Qarxiyay Iyo Khasaaraha Ka Dhashay
December 12, 2016 - Written by Berbera Today

Qaahira(Berberatoday.com)-Ugu yaraan 25 qof ayaa ku dhintay qarax maanta ka dhacay magaalada Qaahira ee Dalka Masar.

Goobta Qaraxu ka dhacay waxaa ay ahayd Kiinasad ay ku jireen dad cibaado u joogay halkaasi oo Kiristaan ah, cabaaro 10 subaxnimo ee saaka ayaa la sheegayaa in qaraxu ka dhacay dibada Kiniisada, laakiin Goobjoogayaal ayaa AFP u sheegay in qaraxaasi ka dhacay gudaha Kiinasada wakhtigaasi oo ay ku cibaadeysanayeen dad lagu qiyaasay 49qof oo Masriyiin ah.

Madaxwaynaha Masar Mr Ziisi ayaa cambaareeyay qaraxaasi,  waxaa uu sheegay in si adag uga hortagi doonaan kooxaha xagjirka ah ee isku diraya dadka diimaha kala duwan haysta ee Masar ku wada nool.

Masar waxaa marar badan ka dhaca qaraxyo ka ay ka fuliyaan kooxo mintidiin Ah kuwaasi oo xidhiidh la leh kooxda ISIS ee ka dagaalanta bariga dhexe.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews