Aqoonyahan Musharax Jamaal Cali Xuseen Oo Berbera Kaga Dhawaaqay Inuu Gabi Ahaanba Iskaga Baxay Xisbiga Ucid Iyo Taageerayaashiisa Oo Calankii Xisbiga Ucid Tuuray Ama Daadiyay+Daawo Sawirada
December 13, 2016 - Written by Berbera Today
Berbera(Berberatoday.com)-War Degdega” Murashaxii hore ee Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen Oo Maanta Si Balaadhan Loogu Soo dhaweeyey Magaalada Berbera iyo Degmada Mandheera Isagoo Si Rasmi ah ugu dhawaaqey inuu Ka Baxey Gabi ahaanba Xisbigii UCID Ee Burburey Tageerayaashiisa Xisbiga UCID Ee gudo iyo Debadba ugu Baaqey Iney Tuuraan Calanka Xisbigaasi islamarkaasina ay Qataan Calanka Xisbiga uu Ku dhawaaqi doono inuu U digo Rogtey 72 Saacadood Ee Soo Socda