berberatoday.com
Cabdi Ismaaciil Samater Xaalkiisu Waa Doofaar Abidkii Ma Daahiro”Berberatoday.com Staff
December 13, 2016 - Written by Berbera Today
ilma-samatarChicago (Berberatoday.com)-Meeshu waa madal lagu sheegay in lagu soo bandhigayo book ay wadajir u qoreen Cabdi Ismaaciil samater iyo walaakii Axmed ismaaciil Samater , laakiinse lagu qoray magaca Cabdi ismaaciil samater si aanu Axmed u waayin dano siyaasadeed oo Somaliland uu hadda ka fushanaayo oo aan daacad ahayn…Buuga waxaa cinwaan looga dhigay Diimuqraadiyiintii Afrika ee Adan Cadde iyo Cabdirizaaq Xaaji Xuseen oo si qaawan oo been ah loogu sheegayo inay labaddaasi nin iyagu ahaayeen aabbayaashii dimuqraadiyadda agfrika…Cajiib waa beentii qarniga…haseyeeshee madashii oo ahayd magaalada Chicago ee dalka mareykanka horaantii December2016 ayaa dadkii dhegeysaanaayay la yaabeen ee ajenebiga ahaa ..waxay arintu sii fashilantay markii Cabdi Ismaaciil Samater uu cay u miisay Madaxweynihii hore ee Somaliya Cabdirashiid Cali Sharma’arke iyo Ra’iisal wasaarihiisii Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal oo ahayd ujeedada ay u qoreen buugaba inay ku ammaanaan Cabdirizaaq Abaar , kacaankii Maxamed Siyaad barre , isla markaana ku afllagaadeeyaan dadka muqdisho dega iyo Somaliland .
Geesi ilaahay ma xilo , beentuna ma dheereyso…waxaa madashii ka hiillaacay oo aanay fileyn ilma samater inuu joogo Axmed Cabdillaahi Jire oo dhegeytayaashii madashu mar keliya ku farxeen markii uu hadalkii bilaabayba . Axmed Cabdillaahi Jire Wuxuu Yidhi : waar yaadhaheen ilma samater beentaa intaa le’eeg aad qoreysaan miyaydaan ka xishooneyn ..Adan Cadde iyo Cabdirizaaq dagaal ayay geliyeen somaliya oo dalalkii jaarka ee Ethiopia iyo Kenya iyo Farance jabuuti ayay ina colleysiyeen…miyaanay ahayn Cigaal iyo cabdirashiid raggii nabadda iyo dimuqraadiyada soo celiyay ?…miyanay ahayn cabdirashiid iyo cigaal hogaamiyayaashii markii ay shirarkii caruusha , Adisababa iyo Paris ay nabadda iyo danta somaliya ka wadeen kii cabdirizaaq Abaar dagaalka hurinaayay dalalka jaarka ah ee lahaa ciidamadu inqilaab ha sameeyeen ?…yaa horumarka iyo dimuqraadiyaada gaadhsiiyay ayuu yidhi Axmed Cabdillaahi Jire somaliya oo mashaariicda dugsiyada, biyo soo saarka xamar iyo hargeysa , wadada china ee beledweyn iyo Burco ?…miyaanu ahay Raiisal wasaare Cigaal ….sacabka ayaa madashii is qabsaday oo khubaradii ajenebiga ahayd waxay ku soo xoomeen Axmed Cabdillaahi Jire iyo Jamaal Cabdi gaboobe oo isna kashifay beenta iyo dacaayadda ilma ismaaciil Samater …waxaa kaloo Axmed Cabdillaahi jire hadalkiisii ku daray “WAAR cigaal miyaanuu ahayn ninka Somaliland dimuqraadiyadda ka jirta iyo nabadda iyo haykalka dawladnimo dhisay .sacabka laguma qarin karo qorrax…xaasidaw jab….waxaa kaloo aad iyo aad iyaguna beentan u buunbuuniyay ninka haysta laanta Afka soomaaliga ee VOA oo cabasho laga gudbiyay.
 
 
Haddaba dadka waxaa la gudboon inay ogaadeen ilma ismaaciil Samater weli waxay wadaan nacaybkii iyo cuqdadii ay u qabeen qof kasta oo dadkooda ah ..cigaal oo keliya ma aha waxay cuqdad u qabaan Professor Saleemaan Axmed Guuleed oo ay dooneen inay burburiyaan jaamicaadda cammud ee uu ku guuleystay….waxay cuqdad iyo naxli u hayaan Adam Isaaq aabihii fidinta waxbarashada oo xukuumadii cigaal ee rayidka ahayd ka mid ahaa inqilaabkii ka hor 1969 …doofaar abidkii ma daahiro ..dhuuso geel maa baaqato mana urto ilma ismaaciil samataraw .
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews