Daawo Muqaalka”Gudoomiyihii Xisbiga UCID Ee Gobolka Saaxil Marwo Rooda Axmed Yasiin Oo Wareejisey Furaha Xafiiskii UCID Ee Berbera,Sheegtayna Inay Jamaal Ku Kala Duwanaadeen Aragtida Siyaasada Ee Mustaqbalka
December 13, 2016 - Written by Berbera Today
Berbera(Berberatoday.com)-Guddomiyihii Xibsiga Ucid Ee Gobolka Saaxil Rooda Axmed Yasin Oo Jamaal Cali Xuseen Hotiisa Mar Kale Ka Cadaysay Inay Kala Mawqif Duwanadeen Xaga Siyaasada +Hadalada Duur Xulka Ahaa Jamaal Ka Horjeedisay
![maxamud cali khayre](http://www.mandheera.com/wp-content/uploads/2016/12/18530085.jpg)