berberatoday.com
Murashaxa Xisbigii Burburey Ee UCID Jamaal Cali Xuseen Oo Maanta Soodhaweyn Dhoolatus Ah Loogu Sameeyey Magaalada Berbera Iyo Degmada Mandheera+Sawiro
December 13, 2016 - Written by Berbera Today

Berbera(Berberatoday.com)-Murashaxa  Xisbigii Burburey ee UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Ayaa maanta Si balaadhan loogu soodhaweeyey Magaalada Berbera iyo Degaanada ku teedsan Jidka isku jidha Magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera

Murashaxa oo ka soo Kicitimey Dhinaca magaalada Hargeysa ayaa Ujeedka Socdaalkiisa ku Sheegay inuu yahay mid uu kula Tashanayo Tageerayaashiisa Gobolka Saaxil islamarkaasina uu doonayo inuu Shaaciyo ka bixitaanka Xisbigii UCID iyo Tanaasulka Kursiga Murashaxnimada Madaxweyne ee Xisbigaasi.

Murashaxa iyo Weftiga uu wato oo laga soo galbiyey Xarunta Degmada Mandheera ee Abdaal ayaa si balaadhan oo aan hore loo arag loogu soo dhaweeyey Magaalada berbera

jamaal cali xuseenjamaal cali xuseenjamaal cali xuseen18530043

jamaal cali xuseenjamaal cali xuseenjamaal cali xuseenmaxamud cali khayrejamaal cali xuseen,berbera185301021853010318530104

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews