berberatoday.com
Akhriso Magaca Ciyaartoyga Sanadkan Ku Guuleystay Abaalmarinta Laacibka Aduunka Ballon d’Or
December 14, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Weeraryahanka kooxda Real Madrid Cristiano Ronaldo ayaa ku guulaystay markii afaraad abaalmarinta qaaliga ah ee laacibka aduunka Ballon d’Or award

Ronaldo ayaa ku caawiyey Real Madrid inay ku guulaysato koobka horyaaladda Yurub Champions League xilli ciyaareedkii hore isagoo sidoo kale dhaliyey sadex gool oo xulka qarankiisa Portugal ay ku guulaystay koobkii cayaaraha Euro 2016.

 

 

Guushan waxay ugu darsamaysaa sadex xilli oo hore oo kala ah 2008, 2013 iyo 2014 oo uu qaatay abaalmarinta.

Ronaldo hadda wuxuu hal mar ka dambeeya xiddiga kooxda Barcelona Lionel Messi, oo helay darajadan shan xilli oo kala ah 2009, 2010, 2011, 2012 & 2015.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews