Akhriso”Nooca Ay Yahiin Xeerar Mihim Ah Oo Ay Ansixiyeen Golaha Wakiilada Somaliland .
December 14, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Fadhigii Golaha wakiilada Somaliland ee shalay oo uu gudoominayay Gudoomiye kuxigeenka 1aad ee golaha Mudane Baashe Maxamed Faarax isla markaana ay ka soo Xaadireen 43 Mudane ayaa waxa Gudoomiyuhu soo hordhigay Laba Xeer oo golewynuhu hore uga dooday oo kala ah. Xeerka Hantidhawraha guud iyo Xeerka Maamulka iyo Maareynta Maaliyada.

Waxaanay mudanayaashu ugu kala codeeyeen sidan hoos ku qoran
1. Xeerka Maamulka iyo Maareynta Maaliyada PFM, waxaa ogolaadey 34 xildhibaan, waxaa diidey 6 xildhibaan 1 xildhibaan baa aamusey gudomiyuhuna ma codayn. a codeyn