berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Madaxtooyada Somaliland Oo Ka Dareen Celisay Hakinta Uu Sucuudigu Ku Sameeyey Xoolihii Loo Dhoofin Jiray
December 14, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne Siilanyo ayaa waxaa dareen celiyey dawlada Sucuudiga oo shaacisay in ay hakisay xoolihiii uga iman jiray dhulka Somalida oo ay Somaliland ka mid tahay .

Muddane Siilanyo madaxweynaha qaran Somaliland ayaa waxaa uu kulan deg deg ah xarunta madaxtooyada kula yeeshay ganacsatada dhoofisa xoolaha iyo qaar ka mid ah golihiisa wasiirada .

Madaxweynaha ayaa waxaa uu  magacaabey gudi heer qaran oo ka hawl gali doonta  sidii xukuumada Sucuudiga loogu qancin lahaa in xoolaha Somaliland ay dhoofisaa ay yahiin qaar caafimaad qaba 

 

 

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews