Daawo Muuqalka”Musharax Cabdiraxmaan Ciro Oo Ka Hadley Ujeedka Wafti Uu Hogaaminaayo Ay U Joogaan Magaalada Nairobi Ee Dalka Kenya
December 14, 2016 - Written by Berbera Today
Nairobi(Berberatoday.com)-Musharaxa madaxweyne ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Ciro ayaa waxaa uu ka hadley ujeedka wafti uu hogaaminayo ay u joogan magaalada Nairobi ee dalka Kenya .

Muddane Ciro waxaa uu ugu horeyn u mahad celiyey dhamaan jaaliyada Reer Somaliland ee dalka Kenya waxaana uu sheegay in waftigan balaadhani ay dalka Kenya u yimadeen hawlo uu qaranku leeyahay iyo hawlo uu xisbigu leeyahayba