berberatoday.com
Deg Deg Ah”Aqoon Yahan Jamaal Cali Xussen Oo Ku Dhawaaqay Inuu Ku Biiray Xisbiga Kulmiye+Daawo Sawirada
December 14, 2016 - Written by Berbera Today

Berbera(Berberatoday.com)-Musharxii hore ee Xisbiga cadaalada iyo daryeelka Ucid aqoonyahan jamaal Cali Xuseen ayaa ku dhawaaqay inuu sirasmiya ugu biiray Xisbiga Talada Haya ee Kulmiye, Waxaanu aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ka sheegay hadalkaas xaflad balaadhan oo maanta lagu qabtay Hutel Maansoor Berbera halkas oo ay kasoo qeyb galeen dhamaan taageerayaasha Xisbiga Ucid ee Gobolka Saaxil iyo taageerayaal tira Badan oo taabacsan aqoonyahan Musharax Jamaal Cali Xuseen

Sidoo kale Waxa kasoo qeyb xafaladaas oo mudo saacado ah socotay Madaxda xisbiga Kulmiye Ee Heer Gobol iyo Heer Degmo ee Gobolka Saaxil Masuuliyiinta haayadaha dawlada ee Gobolka Saaxil kuwaas ay kamid yihiin Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Jaamac Yuusuf Axmed, Gudoomiyaha Golaha Deegaanka Degmada Berbera Cabdishakuur Maxamud Xasan(Cidin)Maareyaha wakaalada Biyaha Berbera Keyd Cabdillahi Xandulle Iyo Maareye Kuxigeenka Dekeda Berbera Cabdi Cabdillahi Xasan Mataan, Sulaadiin, Cuqaal, aqoonyahan, dhalinyaro Iyo Haween tira badan.

Halkan Hoose Ka Daawo Sawirada xafladaas Goordhawna Filo Muuqaalka Warbixintan

dsc06288

dsc06360 dsc06374 dsc06365 dsc06372

dsc06288 dsc06327 dsc06356 dsc06377dsc06289 dsc06290 dsc06291 dsc06292

dsc06277

dsc06282 dsc06283 dsc06284 dsc06285

dsc06279 dsc06278 dsc06277 dsc06276 dsc06275

dsc06260 dsc06261 dsc06262 dsc06263 dsc06264

dsc06247 dsc06248 dsc06249 dsc06250 dsc06251 dsc06252

dsc06350 dsc06314 dsc06315

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews