berberatoday.com
Kulmiye Oo Ka Jawaabay Ololle Xisbiga Waddani ku Eedeeyay
December 14, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye ayaa iska fogeeyay Eedeymo uga Yimid Xisbiga mucaaridka ah Waddani, kaasi oo lagu eedeeyay inuu olole ka bilaabay Gobolada Galbeedka Somaliland.

Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye Jaamac Shabeel ayaa sheegay inaanay waxba ka jirin ololahaasi xisbiga Waddani ku eedeeyay masuuliyiinta Xisbiga Kulmiye iyo xukuumadda islamarkaana ay Boorama u tageen marti qaad rasmiya oo ay ka heleen Shacabka Gobolkaas.

“Boorama wuxuu xisbigu u tagay Marti qaad uu ka helay dadka Deegaankaa”ayuu yidhi Jaamac Shabeel waxaanu intaasi raaciya “Dad lama diidi karo xisbiga Kulmiye ayuu komishanku Xukumaa ee shacabka ma Xukumo”

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews