Daawo Muuqalka”Gudoomiyaha Garabka Dhallinyaradda Heer Qaran Ee Xisbiga KULMIYE Oo Shaaciyay Xilliga Ay Qabanayaan Shirweynaha Garabka Dhalinyarada
December 15, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Garabka Dhallinyaradda Xisbiga KULMIYE mudane cabdi najax siyaad aw cabdi ayaa Shaaciyay Xilliga Ay Qabanayaan Shirweynaha Garabkooda.