Gudoomiyaha Komishanka Oo Ka War Bixiyay Kulan Gudida Doorashooyinku La Qaateen Qaadhaan Bixiyayaasha Somaliland Ka Taageera Doorashooyinka Iyo Xukumadda.
December 15, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Komishanka doorashooyinka somaliland Mudane Cabdiqadir iimaan warsame ayaa ka War Bixiyay Kulan Gudida Doorashooyinku La Yeesheen Qaadhaan Bixiayaasha Somaliland Ka Taageera Doorashooyinka Iyo Xukuumadda.