berberatoday.com
Gudoomiyihii Xisbiga Ucid Ee Dalka Faransiiska Maxamed Axmed Muuse Oo Musharixii Hore Ee Madaxweyanaha xisbiga Ucid Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Ku Hambalyeeyay Go,aanka Uu Ku Qaatay Inuu Ku Biiro Xisbiga Kulmiye
December 15, 2016 - Written by Berbera Today

maxamed-axmedAniga oo ah gudoomiyaha xisbiga mucaardkee UCID EE DALKA FRANCE waxaan HAMBALYO IYO bogaadin u dirayaa murashaxii xisbiga UCID Mudane Jamaal Cali XUSEEN oo aanu mudo badan soo Wada shaqynaynay jeclayna in uu noqdo madaxwaynaha DALKA ee uu ka soo baxo xisbiga UCID taas oo noqon wayday sidii aanu jeclayn. Oo maanta si rasmiya uga tagay Xisbiga Ucid waxaan leeyahay waxanan marnaba qoomamaynayn taageeradii Aan kuu hayay ee xisbiga UCID inaad ka soo baxdo Aan jeclaa.lkn xaga illaahay ka suurto gali wayday. Waxaan kaaga mahad celinayaa sidii fiicnayd ee aad talo IYO tusaaleba aad Nola wadaagi jirtay. Waxaan sidoo kale hambalyo u dirayaa xubnihii qiimaha IYO qaayaha lahaa ee uu hogaaminaayay gudoomiyihii golaha dhexe Xasan SABCE IYO ROODA Axmed yaasiin oo iyaduna ahayd gudoomiyahayagii GOBOLKA SAAXIL oo Aadan marnaba illaawi Karin kaalinta IYO dareenka muwaadinomo ee ay dalkooda ugu heegnaayeen difaacooda mucaaridnimo. Waxaan baaaq u soo jeedinayaa taageerayaasha xisbiga UCID OO AAN leeyahay UCID waa UCID Jamaal HADUU tagayna UCID may baabi’in ee sidii aynu DALKA wax ugu qaban lahayn ee aynu cadawga soke IYO shishaba uga dhicin lahayn isugu keen keena shaqadeeniina aynu Sii laba laabno dalkuna maanta cadaw badan buu leeyahay oo ay ugu horayso nin dhisku oo meesha ka saaray dal dhiskii Aad IYO aad baan idiinku mahad celinnayaa. Illaahayna waxaan innooga baryayaa in uu abaaraha inaga dul qaado.

 

 

 

Gudoomiyaha UCID EE DALKA France

 

Maxamed Ahmed MUUSE dirir

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews