berberatoday.com
Jermalka Oo Masaafuriyay Qaxooti Reer Afghanistan Ah
December 15, 2016 - Written by Berbera Today

Munich(Berberatoday.com)-Dawladda Jermalka ayaa masaafurisay dadkii u horeeyay ee reer Afghanistan ah ee ku guul daraysta in magangalyo laga siiyo dalkaas.1

Masaafurinta dadkan waxaa loo cuskaday heshiis ay labada dal gaareen bishii tobnaad ee sanadkan 2016-ka, kaas oo dhigayay in si khasab ah loo masaafurin karo dadka aan laga aqbalin codsiyada magangalyo.

Diyaarad wada 50 ruux oo reer Afghanistan ah ayaa subaxii hore ee Khamiista ka dagtay magaalada Kabul.

Sirdoon Jermal ah oo loo xiray hadallo xagjir ah

Jaajuus shaqadiisa ku waayay jacayl

Dalxiiseyaal ajaaniib ah oo Afghanistan lagu weeraray

Boqolaal dad ah oo masaafurintan ka soo horjeeda ayaa mudaaharaad dhigay iyaga oo sheegaya in Afghanistan aysan ahayn meel nabadgalyo ah ayna u badantahay in dadka la celiyo ay cadaadis la kulmaan.

Dawladda Jermalka ayaa sanadkii hore qaadatay sagaal boqol oo kun oo qaxooti ah.

Dadkaas badankoodu waxay ka soo jeedaan, Suuriya, Ciraaq iyo Afghanistan.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews