berberatoday.com
Moqdisho”Gaadiidka AMISOM Oo Hooyo Waayeel Ah Ku Jiidhay Wadada Garoonka Aadan Cadde + Sawiro .
December 15, 2016 - Written by Berbera Today

Moqdisho(Berberatoday.com)-Kolonyo gaadiid ah oo ay wateen Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ayaa duhurnimadii maanta waxa ay ku jidheen Wadada u dhaxeysa Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde iyo Isgooska KM-4 Haweeney da’ ah oo wadadaasi mareysay.

Image may contain: one or more people, people sitting, shoes and outdoor

Dad ka agdhawaa halka uu shilku ka dhacay ayaa sheegay in Ciidamada AMISOM ay jiidheen Hooyo waayeel ah oo da’deeda lagu qiyaasay 60-sano jir ah, waxaana la sheegay in Ciidamada AMISOM aysan u istaagin Hooyada ay gaadiidkooda jiidhsiiyeen.

Goobta ay ciidamada AMISOM gaadhiga ku jiidhsiiyeen Hooyada Soomaaliyeed ayaa waxaa soo gaadhay dad shacab ah oo halkaasi ka agdhawaa iyo kuwa gaadiid ku marayay, waxaa sidoo kale goobtaasi soo gaadhay ciidamo booliis ah oo eryaday gaadiidkii dhibka gaadhsiiyay Hooyadan Soomaaliyeed.

Ciidamada booliiska Soomaaliya ayaa lasoo sheegayaa in ay ku guuleesteen in ay soo qabtaan askarigii gaadhiga jiidhsiiyay Hooyada Soomaaliyeed, waxaana saraakiil katirsan booliiska sheegeen in kiiskan baadhitaan ku sameenayaan.

Gaadiidka Ciidamada AMISOM ayaa marar badan dad shacab ah waxa ay si ula kac ah ugu jiidheen wadooyinka magaalada Muqdisho iyo deegaanada kale ay joogaan, mana jirto cid wax ka qabata dhibaatooyinka ay Ciidamada AMISOM u geestaan dadka shacabka ah.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews