berberatoday.com
“Maanta Laga Bilaabo Waxaan Dhisaya Musharax Muuse Biixi, berina Waxaan Hor-muud ka noqon doonaa Inuu Jamaal Cali Xuseen noqdo Madaxweynaha Muuse ku xigga”. Xoghayihii Xidhiidhka Golayasha Ucid Md. Ismaacil Axmed Caafi.
December 16, 2016 - Written by Berbera Today
dsc06372
Berbera(Berberatoday.com)-Xoghayihii Xidhiidhka golayaasha Xisbigii Ucid Md. Ismaacil Axmed Caafi oo kamid ahaa saraakiishii Xisbigaas ee garabka Musharrax Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ee shalay ka hadlay Munaasibadii uu musharraxu ku caddeyey halka uu hankiisa Siyaasadeed ku furay ayaa sheegay in Maanta laga bilaabo uu Taageeradiisii ku wareejiyey Musharraxa Xisbiga Kulmiye Muj. Muuse Biixi Cabdi, isla markaana uu ka shaqeyn doono sidii  kursiga Madaxweynaha loo saari lahaa Musharrax Muuse Biixi.
Siyaasi Ismaacil Axmed Caafi oo shalay khudbad kooban ka jeediyey hoolkii Maansoor ee Xafladda Taageerayaashii Musharrax Jamaal Cali Xuseen ayaa ku bilaabay hadalkiisa sidan. 
“Waxa farxad weyn noo ah in Munaasibada nooc ahi inoo qabsoon, waana ilahay mahadii. Waxan Maanta halkan ka caddeynayaa hadaanu nahay madaxdii iyo masuuliyiintii Xisbigii Ucid inaanu taageersan nahay sahankii Musharraxayagu nagu raaray, Maanta laga bilaabana waxaan dhisaynaa Musharrax Muj. Muuse Biixi Cabdi, waxananu iskugu geyn doonaa Cudud iyo caqli badan.
Waxa kaloon halkan ka caddeynayaa inaan Maanta laga bilaabo aan kamid ahay Xisbiga Kulmiye, Musharraxayguna waa Muuse Biixi Maanta, berina waxa i sharraxan Aqoonyahankaygii Musharraxa Ucid Jamaal Cali Xuseen, waxanan Idiin sheegayaa inuu jamaal yahay Madaxweynaha Muuse Biixi Ku xigga”
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews