berberatoday.com
Taliye Xigeenkii Sadexaad Ee Booliska Puntland Oo U Geeriyooday Dhaawacii Lagu Gaadhsiiyay Boosaaso
December 16, 2016 - Written by Berbera Today

Bosaso(Berberatoday.com)-Taliye ku xigeen ka saddexaad ee ciidamada booliska Puntland oo dabley hubeysani ay shalay dhaawac halis ah ugu geysteen gudaha magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, ayaa geeriyooday.taliye ku xigeen saddaexda ee ciidanka booliska puntland

Gaashaanle Sare Jaamac Saxardiid Cabdi, oo lagu daweynayey isbital ku yaalla magaalada Boosaaso oo qalliin lagula sameeyey ayaa u geeriyooday dhaawacyadii kasoo gaaray rasaastii shalay lagu dhuftay.

Jaamac Saxardiid ayaa dabley bastoolado ku hubeysnaa waxay shalay soo weerareen isaga oo shaah ku cabaya banaanka hotelka Medina ee magaalada Boosaaso oo uu deganaa.

Dableyda weerarka gaysatay ayaa baxsaday, hase yeeshee taliyaha ciidamada Booliiska Puntland ayaa sheegay inay garanayaan islamarkaana ay soo qabaan doonaan dableydii falkaas fulisay ee taliye kuxigeenka Khaarajisay sharcigana ay hor keeni doonan.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews