Daawo Muuqalka”Culimada Qaadariyada Berbera Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Masjid Ay Maamulkiisa Lahaayeen Oo La Doonayo In Laga Wareejiyo Laguna Wareejiyo Kooxo Tabliiq Ah Iyo Eedo Culus Oo Ay Ujeediyeen Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdilahi
December 17, 2016 - Written by Berbera Today
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka”Culimada Qaadariyada Ee Ku Sugan Magaalada Berbera Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Masjid ay Maamulkiisa Lahaayeen OO La Doonayo In Laga Wareejiyo Laguna Wareejiyo Kooxo Tabliiq Ah Iyo Eedo Culus Oo Ay Ujeediyeen Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdilahi