berberatoday.com
Suldaanka Guud Ee Gobolka Hawd(Baligubadle) Oo Uriyaaqay Hadal Siyaasadaysan Oo Kasoo Yeedhay Madaxweynaha Dawlada Xamar Iyo Qaranimadii Iyo Jiritaankii Somaliland Oo Uu Meel Kaga Dhacay
December 17, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Suldaanka guud ee beelaha gobolka Hawd Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Suldaan Faarax ayaa shaaca ka qaaday balan qaad uu madaxweynaha dawlada federaalka ah ee somaliya u sameeyey dadka deegaanka gobolka Hawd.
suldaan cumarSuldaan Cumar Suldaan Maxamed oo ka hadlayey munaasibad uu u qabtay in ka badan 400 arday oo ka qalin jabiyey jaamacadaha dalka iyo dibada oo ka soo jeeda gobolka Hawd ayaa sheegay in balamaha ay siyaasiyiinta somaliland u samaynayaan gobolka Hawd ay ka dhaw dahay balanta xasan sheekh Maxamuud waxaanu yidhi “Xasan Sheekh waxa uu balan qaaday in haddii uu ku guulaysto doorashada somaliya inuu gobolka Hawd Waddadana u dhamaystirayo,
biyo-na u soo saarayo, balantaas ayaana ka dhaw balamaha ay siyaasiyiinta Somaliland u samaynayaan dadka deegaanka gobolka Hawd.”

Hadalka Suldaan kasoo yeedhay ayaa umuuqda mid aanay ku jirin masiiliyad iyo jiidh udamqanaya dalka toona waxaana loo qaadan karaa inuu hadaladan kasoo yeedhay iyo riyaaqa uu uriyaaqay hadalka Madaxweynaha dawlada mid uu ka dayayo Mucaaradad jaban oo aan meel mar ahayn

 

 

Baligubadlemadia.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews