berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Madaxweyne Siilanyo Oo Ku Dhawaaqey Wakhtiga Ay Doorashadu Dhici Doonto
December 18, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo madaxweynaha Somaliland waxaa uu maanta ku dhawaaaqey wakhtiga ay doorashadu dhici doonto isla markaana waxaa uu meesha ka saaray in aanay jirin wax muddo kordhin ah oo xukuumada iyo xisbigeeda Kulmiye ay wadaan .

Image may contain: 1 person, eyeglasses

 

 

Muddane Siilanyo oo ka hadlaayey munaasibad fantasiyo ah oo xisbiga Kulmiye wakhtigan lagu jiro abaaraha xun u qabtey dhalinyarada xisbiga Kulmiye waxaa uu sheegay in ay doorashadu wakhtigeedii ku dhici doonto.

“Waxaan Cadeynayaa in xukuumada iyo xisbiga Kulmiye aanay wadin wax muddo kordhin ah , doorashaduna Insha alleh waxay ku dhici doontaa xiligii loogu talo galay ” ayuu yidhi madaxweyne Siilanyo

Sidoo kale madaxweyne Siilanyo ayaa waxaa uu ka hadley ahmiyada ay dhalinyarada iyo haweenku ku leeyihiin doorashooyinka waxaana uu xusay xisbigii hanta quluubta dhalinyarada iyo haweenku in uu noqon karo xisbiga talada dalkan ku guuleysta

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews