berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Mujaahid Cali Guray Oo Markii Uhoreysay Shaaca Ka Qaaday Inuu Xisbiga Kulmiye Sitoosa Ugu Biiray Iyo Sababo Uu Ucuskaday
December 18, 2016 - Written by Berbera Today

cali-guray-iyo-muuse-biixiHargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiye ku xigeekii hore ee xisbiga UCID Muj.Cali Yuusuf Axmed (Cali Guray) waxaa uu si rasmi ah u shaaciyey in uu ku biiray xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye .

Muddane Cali Guray oo saaka ka qeyb galay xaflad fantisyo ah oo xisbiga Kulmiye u sameeyey garabka dhalinyarada xilli ay abaaro xuni dalka ka jiraan ayaa arintani ku  cadeeyey waxaana uu yidhi

“Xisbiga kulmiye waxaa isku kaayo danbeysay 7 sanno ka hor aniga oo isbedel doon ah , isbedel doonkiina barigaas waan saluugay , waanigii ka baxay 7 sanno kale ayaan wali isbedel doonkii raadkiisii ku jiifay, sidaan u wadey kulmiye ayaan mar kale soo galay ” ayuu yidhi Muj. Cali Guray

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews