berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Biyaha Oo Dhaliilo U Soo Jeediyey Xukuumada Somaliland
December 18, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirkii hore ee wasaarada biyaha Somaliland Baashe cali Jamaac ayaa waxaa uu dhaliilo u soo jeediyey xukuumada Somaliland

 

Ex Wasiir Baashe Cali Jaamac waxaa uu xukuumada Somaliland ku dhaliilay in ay xukuumada Somaliland ka gaabisay qabashada shirkii lagu balan sanaa in uu ka dhaco magaalada Burco

 

 

” Xukuumada Somaliland arimihii nabad galyada iyo shirarkii Awr Boogeys oo balantu aheyd in layskugu soo noqdo marka ay diwaangalintu dhamaato wali may qabsoomin , wasiirka cusub ee biyaha , wasiir cadami , wasiir faratoon iyo aniguba waxaanu ku da daali doona sidii shirkaasi u qabsoomi lahaa oo aanay dadkuna u  niyad jabin isla markaana ku noqonin halkii 25 ka hor .

Hadii ay ku noqdaan eeda anaga na fuuli mayso ee beesha dhexe ayaa yeelan doona isla markaas anagu qaadi meyno oo nala odha maayo maxuu dhul bahante rabaa” ayuu yidhi wasiirku

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews