berberatoday.com
Faahfaahin Ka Soo Baxaysa Qarax Ka Dhacay Dalka Turkiga Iyo Khasaaraha Ka Dhashay
December 18, 2016 - Written by Berbera Today

Kayseri(Berberatoday.com)-Faahfaahin ayaa waxaa ay ka soo baxeysaa qarax goor dhaweyd ka dhacay dalka Turkiga gaar ahaan magaalada ku taala badhtamaha dalkaasi ee Kayseri .

 

 

Milateriga Turkiga ayaa sheegay in 13 askari ay ku dhinteen 48-na ay ku dhaawacmeen weerar looga shakisan yahay in loo adeegsaday gaadhi ay waxyaabaha qarxa saarnaayeen oo lala eegtay bas ay askartaas ku socdaalayeen.

Baska ayaa marayey magaalada ku taalla bartamaha Turkiga ee Kayseri.

Sawirro Tvga laga dawaday ayaa muujinayey baska oo burburay.

Weerarka ayaa ka dhacay meel aan ka fogayn jaamacadda Erciyes.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews